DHAGEYSO:- Wasaarada Diinta ee Somaliland oo ishor istaag ku sameysay Bandhig Faneedkii Nasteexo Indho ay ku qaban rabtay Magaalada Hargeysa

0

Wasaarada diinta iyo aw qaafta ee Maamulka Somaliland ayaa Xalay Fanaanada Nasteexo Indho u diiday iney Bandhig faneed ku qabato Hotel ku yaalla Magaalada Hargeyso.

Fanaanada ayaa waxaa laga joojiyay in ay gudaha Hotelka soo gasho, waxaana dadka lagu wargeliyay ineysan gudaha soo gelin oo aysan jirin Bandhig Faneed oo ay qabaneyso Fanaanada Nasteexo Indho.

Wasiirka Wasaarada diinta iyo aw qaafta ee Maamulka Somaliland oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeyso ayaa Faah faahin ka bixiyay sababta loogu diiday.

Hoos ka Dhageyso Codka:-