DAAWO SAWIRADA:- Shacabka Oromada oo dab ku hor shiday Aqalka Cad Ee Mareykanka

0

Dadweyne farabadan oo kasoo jeeda Qoomiyada Oromada Ee Dalka Itoobiya ayaa Banaanbax Nabadeed waxay ka dhigeen Waddanka Mareykanka.

Dibadbaxayaasha waxay socod kusoo mareen wadada dheer ee hormarta Aqalka Cad Ee Looga Arimiyo Waddanka Mareykanka kuna yaalla Magaalada Washington DC.

Ugu dambeyn iskusoobaxayaasha ayaa shubac la daaray waxay ka hor shideen Aqalka Cad iyagoo xasuusanayey sida ay sheegeen Xasuuq Shacabkooda loogu geystay Waddanka Itoobiya Isbuuc ka hor.

Oromada iskugu timid ilinka hore Ee Aqalka Cad waxay Mareykanka ka codsadeen inuu wax ka qabto Dadkooda oo Ciidanka Itoobiyaanku ku xasuuqayaan Gobolka Oromiya Ee Dalka Itoobiya.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

13892114_10102474314306093_4430454387439870198_n 13920823_10102474314341023_5218452206284625155_n 13924966_10102474314346013_212744126247118719_n