DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaare ku Xigeenka oo si cad u sheegay in qaladaad fara badan ay ku jiraan qodobadii ka soo baxay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran

0

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ay jiraan khalad siyaasi ah oo ay galeen madaxda Madasha Wadatashiga Qaran , waxaana uu si dadban u qeexay in ay ka soo horjeedaan labada xubnood oo maamulka Puntland loogu kordhiyay aqalka sare.

Waxa uu si cad u sheegay in ay qalad ahayn in labo xubnod aqalka sare loogu kordhiyo Maamulka Puntland.

Waxa uu tilmaamay in ay ka soo horjeedaan isla markaana ay ka xun yihiin natiijadii ka soo baxday shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Hoos ka Dhageyso Codka:-