DHAGEYSO WAREYSI:- Masuul la sheegay in ay xireen Ahlu-sunna oo si Caro leh kaga jawaabay

0

Axmed Macalin Cabdulaahi Gudoomiyihii Magaalada dhuusamareeb ayaa gaashaanka u daruuray inay Xabsiga dhigeen Ciidamada Maamulka Ahlusuna Waljamaaca ee Gobolada dhexe xili ay warbaahinta qaarkood shaaciyeen xariga Mas’uulkaasi.

Wareysi uu bixiyay ayaa waxa uu kaga hadlay xarigaasi iyo waxyaabaha ka jira inuu dhawaanahanba xiriir Siyaasadeed la lahaa Maamulka Galmudug/

Waxa uu dhanka kale ka Hadlay Qilaaf Xoogan oo ka Jira Galmudug iyo Ahlu-suna Taasi oo Masuulkan laug Eedeeyay in uu ka Danbeeyo Xiriiro uu la Sameeyay Galmudug/

HALKAAN KA DHAGEYSO