CAJIIB DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo si lala cajabay u Dhaanteeyay iyo Dhoola cadeyntiisa oo…

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kaamiradu qabatay isagoo jilbooday oo jaanta la helaya hadba dadkii Dhaantada la sarakacay gudaha Magaalada Jig jiga.

Xasan Sheekh ayaa waxa uu hareer taagan yahay isagoo dhaantada dheelaya Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar.

Dhaantadii Caano ka dhan ayaana loo tumay waxaana Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la arkayey isagoo qoslaya oo dhaantadana hadba dhinac ululaya labada gacmood.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hore qoys dhaqanka aad uyaqaan kusoo dhex koray taasi oo usahashay inuu si fiican ula jaan qaado Dhaantada iyo qaabkeeda.

HALKAAN KA DAAWO