TOP DHAGEYSO:- Gudoomiyayaal Degmooyin oo Xilal laga qaaday iyo jagooyin cusub oo la magacaabay

0

Ilo muhiim ah oo aan ka helnay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa noo sheegay in qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho xilka laga qaaday.

Gudoomiyihii Maamulka Degmada Dharkiinleey Cumar Meyre Macoow la sheegay in loo magacaabay Gudoomiyaha Degmada Kaaraan waxaana gudoomiyihii Kaaraan isna loo dhiibay Xilka Maamulka Dharkiinleey.

Wasaarada Arimaha gudaha ayaana ku micneesay arintaasi mid lagu dar dar gelinayo shaqada ay hayaan waxaana qaarkood la sheegay in fadhiid shaqo ay sameeyeen xilka looga qaadi doono gudoomiyeyaashaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO