DAAWO+FALANQEYN: Siyaasada Dadban ee Xasan Sheikh uu ka leeyahay doorashada soo socota & Siyaasi caan ah oo Banaanka soo dhigay..

0

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maalintii shalay ahayd ku dhawaaqay Waqtiga rasmiga ee la qabanayo doorashada Soomaaliya oo waqtigeedii hore dib u dhac uu ku yimid.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25-ka September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxa uu sheegay in ay dhacayso 24-ka September ilaa iyo 10-ka October.

Sidoo kale Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka ayaa la shaaciyay in dhacayso 25-ka October.

Prof Cabdi ismaaciil Samatar oo wax badan u dhuun daloola Xaalada Soomaaliya ayaa ka hadlay aragtidiisa doorashada.

HALKAAN KA DAAWO