DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta Muqdisho oo walaac ka muujisay qaabka loo soo saaray Jadwalka doorashada

0

Siyaasiyiinta qaar ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay Guddiga Doorashooyinka iyo sidoo kale in waqti kordhin ay sameystaan Madasha Wadatashiga Qaran.

Siyaasiga Saciid Ciise Maxamuud ayaa sheegay in Guddiga Doorashooyinka aysan dhex dhexaad ka aheyn Howsha ay wadaan, sidoo kalena Madsha Qaran ay kuwo sida ay rabaan wax walba u maamulaya.

Waxa uu tilmaamay in aan laga fiirsan dhismaha guddiga iyo dadka hogaaminaya oo uu sheegay in aysan ku qanacsaneyn siyaasadooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-