DAAWO MUUQAAL XASAASI AH:- Fanaanada Nasteexo Indho oo Show-geeda la hor istaagay,Fadeexad ay kala kulantay Garoowe iyo Culimada Puntland oo Hal go’aan wada qaatay

0

Sida ay xaqiijiyeen Ilo wareed lagu kalsoon yahay waxaa magaalada Garowe fadeexad ku qabsatay Fanaanada Caanka ah Ee Nasteexo Indho.

Show la doonayey inay Fanaanadu ku qabato iyada iyo Fanaaniin kale magaaladaasi ayaa lasoo warinayaa in la is hortaagay oo loo diiday.

Qaar ka mid ah Culimada Magaalada Garowe ayaa si cad isku hortaagay Showga ay qaban laheyd Fanaanada Nasteexo Indho islaarkaana ay sheegeen inay kasoo horjeedaan Fisqi iyo Arimo dadka lagu sii luminayo.

Qaban qaabiyeyaasha ayaa waxay sheegeen inay ka xumaadeen Wadaada iyo sida ay iska uga hor yimaadeen Barnaamjkii ay ku qaban lahaayeen Garowe.

Nasteexo Indho iyo Fanaaniinta kale ayaa hore Show waxay ugu qabteen meelo kala duwan oo ay ka mid tahay Magaalada Nairobi Ee Caasimada Kenya.

https://www.youtube.com/watch?v=e4lIDg_ijWM