DHAGEYSO:- Xog rasmi ah oo laga helay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran iyo qodobada la isku mari la’yahay oo la ogaaday

0

Warar kala duwan aaya waxa ay ka soo baxayaan shirka ka soconayo Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Is jiid jiid iyo Murano ayaa weli waxay hareenayaan Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Socda Maalintii Seddexaad Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Dadka Soomaaliyeed ee Dalka iyo Dibada kusugan ayaa udhago taagaya go’aanada ugu dambeeya ee laga soo  saaro shirkaasi iyo xilliga doorashada ay dhici doonto.

Ilo wareed la helay waxa ay sheegayaan in muddada loo kordhin doono Dawlada Federaalka Soomaaliya oo bil ama labo bil lasiin doono xilligeeda markii uu dhamaado.

Hoos ka Dhageyso Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka:-