DHAGEYSO:- War Cusub oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Odayaasha Reer Hiiraan oo ka soo horjeestay

0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay inay ku dadaalayaan sidii loo keeni lahaa Shirka Jowhar Waxgaradka diidan Ee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif hogaanka u yahay.

Waxa uu sidoo sheegay in isniinta isbuuca dambe dib Magaalada Jowhar shirka uga furmi doono.

Waxa uu xusay in Dowladda iyo Wasaarada Arrimaha gudaha ay ku dadaalayaan sidii loo dhameyn lahaa dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Waxa uu tilmaamay in maalmaha soo socdo ay ku dadaalayaan sidii loo dhameyn lahaa dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Hoos ka Dhageyso Codka:-