DHAGEYSO:- Donald Trump oo xisbiga Jamhuuriga ugu baaqay midnimo, kana hadlay Arrimo dad badan ay la yaabeen

0

Iyadoo dhawaan Donald Trump si rasmi ah  loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga jamhuuriga ee doorashada soo socoto bisha November ee sanadkan.

Ayaa waxaa soo baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya xubno xisbiga Jumuuriga ah ee dalka Mareykanka ,waxaana dhaliilay Donald Trump   madax badan oo ka tirsan xisbiga qaabka uu u hadlo Donald Trump iyo aflagaado uu ugeystay dadka muslimiinta ah iyo sidoo kale dadka soo galootiga ku ah dalka Mareykanka.

Donald Trump ayaa hada doonaya in uu soo celiyo kalsoonidii lagu soo doortay.

 waxa uu ugu baaqaya xubnaha Jumhuriga iyo sidoo kale shacabka Mareykanka in ay midoobaan.

Khudbad uu ka jeediyay isku soo bax ka dhacay dalka Mareykanka ayuu ku sheegay in ay muhiim tahay in ay midoobaan Jamhuuriga dhexdooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-