DHAGEYSO:- Donald Trump oo ka hadlay Arrimo La Yaab Ah , Sheegayna in Soomaalida ay dhibaato iyo Caqabad ku yihiin dalka Mareykanka.

0

Donald Trump Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykanka ayaa mar kale ka hadley arrimaha Islaamka iyo soo galooyiga dalka Mareykanka, wuxuuna si dhab ah u taabtay dadka Soomaalida ah, eE ku nool dalka Maraykanka ah.

Donald Trump ayaa Soomaalida iyo dad kale oo soo galooti ahba ku sheegey kuwo halis ku ah amaanka dalkan Mareykanka. Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan arrintaas ku eegeysa, Hadalka uu ka sheegay Trump Munaasabada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-