DHAGEYSO:- Amaro Culus oo ka soo baxay Wasaarada Amniga iyo Maamulka gobolka Hiiraan

0

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Shir aysan ka warqabin Maamulka gobolka iyo Wasaarada amniga aan lagu qaban Karin Magaalooyinka gobolka Hiiraan ka tirsan.

Maamulka gobolka gobolka Hiiraan ayaa sidoo kale sheegay in ay talaabo cad ka qaadayaan cidii jibisaa amarka Maamulka gobolka iyo Wasaarada amniga.

Gudoomiye ku Xigeenka dhinac Arrimaha bulshada ee Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in cid walbo oo dooneysa iney shir qabsato iney la soo xiriirto Maamulka gobolka iyo Wasaarada amniga.

Hoos ka Dhageyso Codka:-