DAAWO VIDEO: Sheekh Umul oo si kulul ugu Jawaabay Odoyaal Shaaciyey inan Soomaaliya lagu dhaqin Diinta Islaamka

0

Faysal Cabdi Rooble iyo Maxamed Cabdi Maxamed oo la sheegay inay Yihiin Aqoonyahano wax ku bartay Maraykanka ayaa Waxay soo jeediyeen Inaan Soomaaliya Ku Dhaqmin Diinta Islaamka, waxayna sidoo kale sheegeen in Maraykan oo caqli badan uu Diin iyo dowlad kala saaray.

Sheekh Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay Hadalka kasoo baxay, Nimankaasi, Isagoo Sheegay inuu aad uga Naxay, Wuxuuna ku tilmaamay mid halis badan iyo Qorshe loosoo maleegay Bulshada Soomaaliyeed. “Waa kuwaa Profasooradii ay gaalo soo Tababaratay” Ayuu yiri.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-