WAR DEG DEG:- Madaxweyne Gaas oo Goordhow wareegto ku magacaabay Xilal culus

0

Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay Agaasime ku xigeenka Ciidamada nabad-suggida Puntland iyo Taliyaha Nabad-suggida Gobalka Mudug.

C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Agaasime ku xigeenka Ciidamadda Nabad-suggida Puntland u magacaabay Agaasime ku xigeenka C/nuur Maxamed Diiriye.

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sidoo kale Xaashi Aadan Cilmi u magacaabay Taliyaha Ciidamada Nabad-suggida Gobalka Mudug.

1