DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Galmudug maxay ka filayaan Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socda

0

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Daahir faarax Fiidow oo wareeysi siiyay Warbaahinta ayaa ka hadlay Shirka ka Furmay Magaalada Muqdisho ee Xarunta dalka kaasi oo lagu faaqididoono Arimaha Doorashada Soomaaliya ee Sanadkaan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta daahfuran Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee Soomaali oo ah kii ugu danbeeyay sida lagu wado kaasi oo looga hadlidoonaa Dhameystirka Guddiga Doorashooyinka,Qoondada Haweenka,Qaybinta Odayaasha dhaqanka iyo Qorshaha Guud ee Doorashada.

Daahir Faarax Fiidow ayaa Tilmaamay in ay shirkaasi ka filayaan in uu Noqdo Mid Mira dhala lagana Gaaro Goolka laga leeyahay.

HALKAAN KA DHAGEYSO