DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN:- Muxuu Madaxweyne Gaas kaga duwan yahay Faroole ? Maxaase u qabsoomay Maamulkiisa ?

0

Dawladda Puntland ayaa soo bandhigtay waxyaabihii u qabsoomay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, waxaana lasoo bandhigay Barnaamij la xariira waxqabadkii Xukuumada oo dhinacyo badan taabanaya.

Tv-ga dawladda Puntland ee PLTV ayaa diyaariyey Barnaamijkan oo ah mid meelo badan taabanaya, isla markaasna waxyaabaha lagu soo qaaday ay yihiin kuwa muhiim.

HALKAAN KA DAAWO