COD SIR AH DHAGEYSO: Xasan Sheekh Maxamuud “Xawaadle Nicholas Kay Dacwad Walba Oo Ay U Gudbiyaan Inaysan Shaqeen Ayaan Balan Ku Qaadayaa”.(HANJABAAD)

0

Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa ay idiin SOO gudbinaaysaa cod sir ah oo laga duubay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo uu kula hadlayay qadka telefoonka  gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  si cad oo aan lahayn gabasho bareerna ah ugu dhaaranaya beesha Xawaadle.

Codka sida aad ku dhageysan dontaan madaxweynaha soomaaliya ayaa wacad ku maray hadii beesha Xawaadke ku dacweyso ergeygii hore ee qaramada midoobe Nicholas Kay in beesha halkaas ugu danbeyso asaga ku micno beeyli doono.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso