TOP+SAWIRRO:- Madaxwayne Axmed Madoobe oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

0

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah gaarey magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya halkaas oo lagu wado inuu maalinta barri ah kafurmo shirka madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxaa safarka kuwehelinayey Gudoomiyaha Baarlamaanka mudane Sh.Cabdi , Xildhibaano , wasiiro iyo masuuliyiin kale oo katirsan Dowlad goboleedka Jubbaland.

wafdiga madaxweynaha waxaa garoonka aadan cadde kusoo dhaweeyey wasiirka arrimaha Dastuurka ee Dowladda federaalka Soomaaliya iyo xildhibaano kasocda golaha shacabka ee Dowladda federaalka Soomaaliya.

9 8 7 6 5 4 3 2 1