DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Farmaajo oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay iyo Guddiga doorashada oo war cusub ka sheegay

0

Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Xasan Sheekh ee 4 sano xilka heysay ay wax waliba ku fashilmeen, ayna nasiib darro tahay in Xasan Sheekh uu sheegto musharaxnimo iyo inuu dib u soo laabto.

Isagoo wareysi siiyay mid ka mida idaacadaha Muqdisho ayuu Farmaajo shaki badan ka muujiyay in doorashada u dhici karto xiligii loogu talogalay, wuxuuna soo jeediyay in muddo kooban laga lagu daro haddii laga maarmi waayo.

Wuxuu weerar culus ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh oo uu sheegay inuu waqtigiisa ku dhameystay is qabqabsi, isla markaana uu afkiisa ka qirtay inuu siyaasadda ku fashilmay.

Hoos ka Dhageyso Codka Farmaajo:-