Sharci amni oo lagu soo rogay Dalka Maleysia iyo qodobo xasaasi ah oo ku jira

0

Sharci dhanka amniga ah ayaa ka dhaqan galay dalka Malaysia.

Sharcigaasi waxa uu Ra’iisul wasaare Najib Razak uu siinayaa awood cusub.

Ra’iisul wasaaraha waxa uu sheegay in sharcigan uu u ahaa lagama maarmaan dagaalka wax uu ku tilmaamay argagixisada.

Laakiin waxaa laga baqayaa in loo adeegsado aamusiinta mucaaradka dowladda.