WAR DEG DEG:- Al Shabaab oo sheegatay Weerarkaas & AL Jazeera oo War Heshay

0

Warbaahinta Internet-ka Ee Al Shabaab ayaa goor dhaweyd lagu faafiyey in Al Shabaab dagaalamayaashooda ay weerar ku qaadeen Xarunta CID-da Ee Magaalada Muqdisho.

Al Shabaab ayaa si kooban waxay usheegteen inay khasaaro xoogan gaarsiiyeen Ciidan iyo Saraakiil kusugnaa Xarunta CID-da Muqdisho.

Dhinaca Kale Telefishinka Al Jazeera qeybta Ingiriiska wax ku baahiya Ayaan kasoo xiganay Inay ka war heshay Al Shabaab inay ka dambeeyeen weerarkaasi,islamarkaana ay saraakiil katirsan ay xaqiijiyeen shabaab inay weerarkaasi qaadeen.