TOOS U DHAGEYSO:- Goobjooge ka warramaya Qaraxyada Xarunta dambi baarista

0

Labo qarax ayaa lagu weeraray Xarunta Dmabi baarista ee CID-da,magaalada Muqdisho,waxaan aQaraxyada kadib la maqlay Rasaas kooban.

Qof ka mid ah Dadkii ku sugnaa Goobta marka uu Qaraxa dhacayay ayaa Mustaqbal Radio,uga warramaya waxa uu arkayay.

Waxaa uu sheegay in Labo Qarax oo daqiiqado kala dambeeyay ay ka dhaceen Xarunta Dambia baarista ee Muqdisho oo ku taalla KM4 qeybta degmada Hodon.

Hal Qof ayuu sheegay in ay indhahiisa qabteen,kaas oo dhaawac ahaa lana siiq aadayay,Ciidamada Dowladda ayaa xiray Goobta,waxaana wali ku mashquulsan Gaadiidka dab damiska iyo kuwa Gurmadka deg degga ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO