DAAWO MUUQAAL XASAASI AH:- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo si Layaab leh ugu Jawaabey Safiirkii Turkiga

0

Wasiirka arimaha dibada ee maamulka Somaliland oo maanta warbaahinta kula Hadlay magaalada Hargeisa ayaa Si Jilicsan uga jawaabay hadalkii kasoo baxay Safiirka Dawlada u Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya.

Somaliland ayaa waaga ku baryay ka dib go’aan adag ee dowlada turkiga ay ka qaadatay warar been abuur ah oo la baahiyay oo ku aadanaa inay aqoonsaday baasaboorka Soomaaliland.

HALKAAN KA DAAWO