DHAGEYSO:- Xildhibaan ka Tirsanaan jiray Dowlada Somalia oo ka Sheekeenaya Taariikhda Xildhibaan isku Qarxiyay Muqdisho

0

iyadoo Shalay Magaalada Muqdisho uu ka Dhacay Qarax Xoogan Waxaa Qaraxaasi Fuliyay Xildhibaan ka Tirsanaan jiray Dowlada Somalia,

Mid kamid ah Xilidhaanadii dowlada Somalia ayaa ka Sheekeenaya Xildhibaanka is Qarxiyay Taariikhdiisa iyo Waxa uu ahaa,

Xildhibaanka oo lagu Magacaabo Cali Maxamuud Cabdi oo ku Magacdheer Laangaro Ayaa Sharaxaad ka Bixiyay Xildhibaanka iyo Shaqadiisa iyo Waxa uu aadka u Jeclaa,

HALKAAN KA DHAGEYSO