TOOS U DHAGEYSO:- Cabdi kariin Guuleed iyo Maamulkiisa Galmudug oo Amaro adag soo saaray

0

Boliska Galmudug Ayaa ka Warbixiyay Xaalada Deegaanada Galmudug iyo Shaqada Xiligan ee Wadaan.

Taliye ku Xigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb Ayaa ka Warbixiyay Shaqada Boliska Galmudug ee xiligan iyo Homarka ay sameeyeen, Xabeeb Ayaa Digniin u Diray Dadka Reer Galmudug ee ku Hoolan jarista Dhirta iyo Sidoo kale Xaalufinta Deeganka.

Waxa uu sheegay in Talaabo Xoogan laga Qaadayo Dadkaasi Hadii Arintaasi ay ku sii Socdaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO