DHAGEYSO:- Kulan looga hadlaayay Ammaanka oo ka dhacay degmada Jalalaqsi

0

Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan looga hadlaayay amniga degmada Jalalaqsi oo lagu qabtay magaaladaasi.

kulanka ayaa waxaa isku yimid saraakiil ka tirsan ciidanka AMISOM ,maamulka degmada Jalalaqsi iyo sidoo kale saraakiil ciidan.

Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi  Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa sheegay in kulanka looga hadlaayay adkeynta amniga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in kulanka looga hadlay arimo ay ka mid yihiin sidii Shabaab looga saari lahaa tuulooyinka hoos yimaada degmada jalalaqsi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-