DAAWO: Aamina Diiriye oo Cadeesay Naceybka ay u qabto Muqdisho !!

0

Aamina Maxamuud Diiriye oo ah mareeyaha xafiiska Samafalka Somaliland ayaa carabka ku dhufatay inaysan kari karin magaca magaalada Muqdisho maadaama ay naceeyb u qabto waliba Mucaawinada ama deeqaha aan lagu soo qori karin magaca Somalia.

Haweeneeydaan ayaa sheegtay inay dhoor jeer celiyeen deeq ama Mucaawino lagu soo dul qoray magaca Soomaaliya , waxeeyna sidoo kale dafirtay ama diiday in Xafiiskeeda laga maamulo magaalada Muqdisho oo deeqaha Caalamka oo dhan soo maraan.

https://www.youtube.com/watch?v=J4LJ18cStWg