DAAWO VIDEO:- Kumaandooska Sacuudiga oo soo bandhigay Awood Dunida oo idil ka Yaabisay !!

0

Qeeybaha kala duwan ee ciidamada Boqortooyada Saudi Arabia gaar ahaan kuwa ka hor taga Qaraxyada deg dega ah iyo Dilalka qorsheeysan ayaa waxa ay soo bandhigeen awood cajiib ah oo ka yaabsatay Dunida oo idil .

Dalka Sucuudiga oo awoodiisa ciidan ay sii xoogeysatay ayaa waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah Dunida Islaamka kuwooda ugu awooda badan, waxaana taas u sii dheer dhanka tayada ciidamada Sucuudiga iyo qalabka cusub oo ay ku howl galaan .

Ciidaankaan Awooda badan ayaa waxaa loo diyaariyay in ay Ilaaliyaan Sanadkaan Shacabka Muslimiinta ah ee Soo Xajinaya Waxayna Dowladda dalka Sacuudiga Balan Qaatay in ay Sanadkaan Xaajikasta oo soo xajiya ay sugaysao Amaankiisa.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=32yCtl3KSJw