DAAWO SAWIRADA:- Afgambiyaashii Turkiga oo la daldalaayo

0

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa u sheegay CNN-ka
in shacaka wadankaasi ay dalbanayaan in la daldalo dadkii ka dambeeyay
afganbigii dhici soobay ee ka dhacay Turkiga.

Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in shacabkii iskugu soo baxay wadooyinka
ay ku sheegen kuwa afganbiga sameeyay inay yihiin argagexiso ayna
waajibkooda tahay in la daldalo.

Mareykanka ayaa ugu baaqay Turkiga inay is xakamayso wali waxa ay
wadaa sarakisha ay u xir xirayso afganbigi dhici soobay ee dhacay
Jimcihii.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

01-1 02-1 03-1 05