WAR DEG DEG:- Maamulka Somaliland oo Gacanta ku dhigay Xildhibaan Puntland

0

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in ciidanka Soomaaliland ay nolosha ku qabteen Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland.

Ciidanka Soomaliland waxa la sheegay inay kaxeysteen Xildhibaan Maxamed Faarax Canjeex iyo Askar ilaalo u aheyd oo kusugnaa Gobolka Sanaag oo dagaal uu ka socdo.

WIXII KU SOO KORDHA WARKAAN HALKAAN KALA SOCCO