DHAGEYSO:- Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Doorashada Dalka iyo Qaabka Wax loo soo Xulayo

0

Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka Hadlay  Doorashada Dalka iyo Qaabka ay u Socoto.

Cabdi Qeybdiid Ayaa Dhaliilay Qaabka Dowlada u Wado Hanaanka Doorashada Dalka Somalia iyo odayaasha Wax soo Xulayo.

isagoo Hadalkiisa sii Wata ayuu Sheegay in Dowlada Galmudug Aysan Dhankeeda u Wicin Siyaasi Ahaan Lakin uu u Rajeynayo Madama Xiligan labada Dhinac is afgarad ka Jirin.

HALKAAN KA DHAGEYSO