DHAGEYSO WAREYSI:- Siyaasi Caalim oo ka hadlay Afgambigii Fashilmay ee ka dhacay Dalka Turkiga

0

Diplomasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo kafaalooda arimaha Soomaaliya iyo tan Caalamka ayaa ka hadlay inqilaabki dhicisoobay oo ay qaaden koox yar oo katirsanaa Ciidamada qalabka sida ee Dalkaasi

Diplomaasi Calin ayaa sheegay in Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan markii uu  la hadlay Taageerayaashiisa oo isugu yimid Garoonka ugu weyn magaalladda Istanbuul, saacado kadib, markii la fashiliyey Isku-day ay Koox Saraakiil Ciiddan ah ku afgembin lahaayeen Dowladiisa.ay micno weyn dhalisay islamarkaan badbaadisay Dal dagan oo ay kajiraan nidaam dimuqraadi

Maxamed Maxamuud Nuur Caalin ayaa tilmaay hadii Erdogan ladili lahaa ama xabsi la galilin ahaa ama xilka laga tuuri lahaa in ay Soomaaliya u ahaan lahyd mugdi maadaama buu yiri in Erdogan uu kaalin ku lahaa dib u soo celinta rajada Soomaliya.

Hoos ka Dhageyso wareysiga oo Xiiso badan:-