DAAWO:- Sawiro dheeraad ah oo laga soo qaaday Weerarkii Afgambigii fashilmay ee Turkiga

0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro dheeraad ah oo laga soo qaaday Weerarkii fashilmay ee ka dhacay Dalka Turkiga.

Sidoo kale waxaa Afgambigaasi loo xeray Saraakiil iyo Ciidamo fara badan, waxaana weli soconayo baadi goobka Saraakiil kale oo ku lug lahaa afgambiga dhicisoobay.

Xer 10 Xer 9 Xer 8 Xer 6 Xer 5 Xer 4 Xer 3 Xer 2 Xer 1