DAAWO SAWIRADA:- Afgambigii fashilmay ee Xalay ka dhacay Dalka Turkiga

0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Sawiro laga soo qaaday isku daygii afgambi ee fashilmay ee xalay ka dhacay dalka Turkiga.

Sidoo kale waxaa hada degan xaalada guud ee dalka Turkiga inkastoo wararka qaar ee aan heleyno ay sheegayaan in weli rasaas xoogan laga maqlayo meelaha qaar.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

ANKARA-1 ANKARA-2 ANKARA-3 ANKARA-4 ANKARA-6 ANKARA-7