DAAWO:- Maxaa u qabsoomay Dowlada Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Saraakiil Booliiska ah oo dhameystay tababar isla markaana Qalin-jabiyey,

Ciidanka XDS oo Saldhig Al-Shabaab ku bur-buriyey deegaanka Goobaanle,

Ciidanka XDS oo tababar loogu soo xiray Kismaayo, Qorshaha Siyaasada Amniga oo si dar-dar ah u socda,

Sharciga Illaalinta Xeebaha iyo Badaha Soomaaliyeed oo dib u eegis lagu sameeyey,

Dowladda oo Daahfurtay Barnaamijka Waxbarashada Dadban,

Madaxweynaha oo furay Tartanka Kubadda Cagta ee Gobollada dalka,

Mashaariic Horumarineed laga fuliyey deegaanka Waljirow iyo Baydhabo oo laga furay Cisbitaalka Tiirow.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

weekly1-2 weekly3-2 weekly5-2 weekly6-2 weekly9-2 weekly10 weekly11 weekly12-1 weekly14 weekly16 weekly17 weekly-1