Daawo Yaabka: Faysal Cabdi Roobe iyo Maxamed Cabdi oo diiday in Soomaliya Ku dhaqanto Diinta Islaamka

0

Labadan Nin waxaa la kala yiraahdaa Faysal Abdi Rooble iyo Mohamed Abdi Mohamed, Waxayana soo jeediyeen Hadalo Bulshada Soomaaliyeed ka yaabsaday, Faysal ayaa ugu Horayn wuxuu soo Jeediyey Inaaan Soomaaliya Ku Dhaqmin Diinta Islaamka.

Mohamed Cabdi Maxamed wuxuu deggen yahay oo uu ku nool yahay dalka Mareykanka Gobolka Virginia, Waana Ninka leh Mareykanka ee naga Caqli badan wuxuuna diiday Diinta Islaamka, Isagoona Taageeray Hadalka Faysal Rooble.

Aayad Qur’aan ah ayaa Alle wuxuu ku yidhi ( Ma xukunka Jaahilayada yey doonayaan – Yaa uga fiican Eebe xukunkiisa Qoomka wax rumaysan). ( أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِقَوْمٍ يُوقِنُونَ ) .

Marka isweydiinta waxay tahay Nimankan Somaaliyeed haddey Muslimiin yihiin maxay ku diideen Diinta Islaamka ? Maxay se u dhintay ? Ma Dastuur uu qof soo qaray oo aan cadaalad iyo xaqsoor midna laheyn ayey dan moodeen ?

HALKAAN KA DAAWO