DAAWO SAWIRADA:- Wado xiriirisa Degmada Baraawe iyo Ambaresa oo dib u dayactir lagu bilaabay

0

Gudoomiyaha gobolka Sh/Hoose Ibraahim Aadan Cali oo ku sugan magaalada Baraawe ayaa dhagax dhigay dib u dayactir lagu sameynayo wado xiriirisa deegaanka Ambaresa iyo degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose, iyadoo sidoo kale gudoomiyuhu uu kormeeray waaxyaha degmada Baraawe.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

DSC_0117 DSC_0118 DSC_0123 DSC_0138 DSC_0140 DSC_0143 DSC_0144 DSC_0145 DSC_0162 DSC_0168 DSC_0215 DSC_0226 DSC_0230 DSC_0263 DSC_0272 DSC_0281 DSC_0292 DSC_0373 DSC_0383 DSC_0428