DAAWO MUUQAAL:-Faroole oo Ku Dhawaaqay Arrin Siyaasiyiinta Somalida Ku Fashilmeyn Shacabka u balan qaaday

0

Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole oo u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya oo munaasibad loogu qabtay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono, Amaanka, Tahriibka, Nidaamka 4.5 iyo Dib u heshiisiinta.

C.raxmaan Faroole ayaa wuxuu sheegay in si Rasmi ah loola hadli doono maamulka Somaliland , “Meesha waan ka shaqayn jiray, Xidhiidh ayaan la leeyahay, Dhowaan ayaan tagay, waxay baahan yihiin in la Daweeyo” Ayuu yidhi.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=oRyN4wtegZ8