DHAGEYSO HADAL XASAASI AH:- Madaxweynaha Jubbaland oo si cad u sheegay inay adag tahay in Nabad ay noqoto Soomaaliya oo dhan Inta ay jirto Hal Arin uu ka hadlay

0

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada Hoose ,waxaa ka socda shirka looga hadlaayo siyaasada guud ee amniga qaranka oo ay si wadajir ah u fureen madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe  iyo sidoo kale  Ra’iisulwasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.

Madaxweynaha  maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay adag tahay in la dajiyo siyaasada amniga Qaranka inta Saraakiisha ciidamada lagu qorayo hab qabiil.

Axmed Maxamed Islaam Axmed Midoobe ayaa sheegay in ay muhiim tahay in wax badan laga badelo siyaasada ciidanka ayna haboontahay in layska xilsaaro in la helo ciidan qaran oo dalka hogaamin kara.

HALKAAN KA DHAGEYSO