DEG DEG:- Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0

Qaraxyo Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay Saldhiga Booliiska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Qaraxyada ayaa la sheegay in uu ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga Booliiska ee degmada Waberi ee gobolka Banaadir.

Lama oga labada qarax waxa ay kala ahaayeen iyo khasaaraha ka dhashay.

Sidoo kale waxaa hada la maqlaya rasaas xoogan oo laga maqlayo goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wixii soo kordha la soco..