DAAWO MUUQAAL:- Boqor Burhaan Boqor Muuse oo laacaanod Gaaray Ugana Sii Gudbay Balicad

0

Burhaan Boqor Muuse ayaa Gaaray Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool isga oo uga sii Gudbay Magaalada Balicad

Boqor burhaan Ayaa Waxaa si weeyn u soo dhoweeyay Qeeybaha kala duwan Ee Bulshada iyo Isimada Cuqaash ku sugan laascaanood.

Boqorka ayaa waxaa uu u sii Gudbay Magaalada Balicad halkaasi uu manta uga qeeybgalayo Aaska Balaaran Ee loo Sameeynayo Allaha u naxariistee Garaad Abshir Maxamed Saalax.

Isimo iyo Cuqaal Caan ka ah Dhulka Soomaalida ayaa ku sii Qul Qulaya Magaalada Balicad oo Lagu Wado in Maanta la keeno Maydka Allaha u naxatiistee Garaad Abshir.

Waxaa sidoo kale la sugayaa in Ay halkaasi Gaareen Wafuud Siyaasiin iyo Madax Soomaaliyeed isugu jirta kuwaasi oo ka qeeybgalaya Aaska Allaha u naxariistee Garaad Abshir.

HALKAAN KA DAAWO