DAAWO WAREYSI XIISO BADAN:- Madaxweynaha Soomaaliya oo inkiray inuu ka tirsan yahay Koox diimeed, kana hadlay Arrimo Xasaasi ah

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wareysi uu siiyay TV-ga Universal waxa uu kaga hadlay Arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay doorashooyinka la filayo iney dalka ka dhacaan.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la weydiiyay ka mid ahaanshaha Koox diimeedka Damu Jadiid oo lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay Madaxweynaha iyo sxbka gaar ah oo uu la yahay Faarax Sheekh C/qaadir.

Hoos ka Daawo Wareysiga oo dhameystiran:-