DHAGEYSO XASAASI:- Tarsan sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Yiri “Cadowgeena koowaad waa Al-Shabaab Keena labaad-na Waa kuwa na Saxa”

0

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug Hadana Ah Siyaasiyiinta Dalka Somalia Ayaa Sheegay in Dowlada Xasan Shiikh Ay Tahay Mid Aan Miir Laheyd.

Tarsan Ayaa Sheegay Hadalkaasi kadib Markii Madaxweynaha Xasan Shiikh Shalay uu Sheegay in Shabaabka Ay ku Xigeenka kuwa Dowlada Tusa Qaladka Ay Gasho.

Tarsan Ayaa Dhinac kale Cadeeyay Sababta iyo Nadaam Xumada Dowlada ku Keentay in ay Noqoto Mid Aan Miir Laheyn.

ugu Danbeyn Ayuu Sheegay in Wasiiirada Dalka Somalia Ay Yihiin Kuwa Shaqada Taga Waqti Danbe isla markana Shaqeeya Wax yar.

HALKAAN KA DHAGEYSO