DHAGEYSO:- Madaxweynaha Jubbaland oo Shacabka Soomaaliyeed Hambalyada Ciida u diray

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka gobolada Jubooyinka iyo Gedo u diray Hambalyo ku aadan Maalinta koowaad ee Ciida.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Ciidaan ay ku soo aadeyso xilli shacabka Soomaaliyeed ay u diyaar garoobayaan isbedel iyo doorasho ka dhacdo Soomaaliya.

Waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay isku gurmadaan oo ay is gargaaraan maalmaha Ciida inta lagu guda jiro.

Hoos ka Dhageyso Codka:-