DHAGEYSO SHIR JARAA’ID:- Madaxweynaha oo ka hadlay Waxyaabihii u qabsoomay Dowlada mudada Afarta sano oo ay jirta

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Dowlada somaliya

Madax weyne xasan sh. Maxamuud ayaa fah faahin ka bixiyay sidaa ay noqoneyso dowrasha la filaayo in dalka ay ka dhacaan iyo sidaa ay noqoneyso  hananka ay uu dhaceysa ..

Madax weyne xasan ayaa shegay in xiligan aysan dalka ka dhaceynin dowrashooyinka  quf iyo codkisa lkn uu shegay  mid ka duwaan in ay dalka ka dhaxeyso  shacabkuna ay ku qanci doonan

Sidoo kale madax weynaha somaliya ayaa baaq ujeediyay ururka alshabab ee dagalada ka wada somaliya iyo qarax yada is midaaminta ah

Madax weyne xasan ayaa shegay in ay ka tanasulan ay muhim tahahay alshabab falalka is qarxinta ah dowladisana  ay ubala qeydeyso in ay isku so dhibaaan.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Madaxweynaha:-