DAAWO MUUQAAL:- Wasiirka Warfaafinta oo banaanka soo dhigay Sir u qarsooneyd DFS

0

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayer Maareeye ayaa Ka shifay Sirta Dowladda Soomaaliya ee ku aadan Wada-hadalada Midnimada Soomaaliya & Soomaaliland.

Isagoo Eeda Cida ka gaabisay wadahadalka Labada dhinac ku sheegay in ay tahay siyaasiyiinta Reer Koonfureed iyo Madaxda Dowlada Somaliya oo Qorsho siyaasadeed aan ka dejin Wada hadalada Labadda dhinac.

HALKAAN KA DAAWO