DHAGEYSO:- Gudoomiye Gooni “ Waan la Xisaabtameynaa Hay’adaha gargaarka ee ka shaqeeya deegaanada Jubooyinka iyo Gedo”..

0

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose C/rashiid C/llaahi gooni ayaa la kulmay ku dhawaad 5 Hay’adood oo kuwa samafalka ah.

Hay’adaha uu la kulmay Gudoomiyaha ayaa waxay dhamaantood ahaayeen kuwa samafal oo hoostaga QM.

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose C/rashiid C/llaahi Gooni ayaa sheegay in aan laga warheyn howlaha mashruuc oo ay wadaan Hay’adahaasi isla markaana loo baahan yahay in lala Xisaabtamo.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale warbaahinta u sheegay in kulanka uu la qaatay Hay’adahaasi ay tahay sidii loo ogaan lahaa howlaha ay qabtaan Hay’adaha.

Hoos ka Dhageyso Codka:-