DAAWO VIDEO:- Safaaradda Mareykanka ee Norway oo billad guddoonsiisay gabar Soomaaliyeed

0

Farhia Mohamed waa gabar soomaalia ah oo dalka Norway lagu guddoon siiyay billad geesinimo. Billadan ayaa waxaa guddoonsiiyay safiirka Mareykanka u fadhiya Norway ka dib markii ay badbaadisay macalinkeedii iskuulka.

HALKAAN KA DAAWO